There are no breaking news at the moment

Other News

Mareykanka oo wadahadal eysan wax shuruud ah ku xirneyn ka dalbaday Waqooyiga Kuuriya

Mareykanka oo wadahadal eysan wax shuruud ah ku xirneyn ka dalbaday Waqooyiga Kuuriya

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka , Rex Tillerson, ayaa sheegay in Mareykanka uu diyaar u yahay wadaxaajood uu la galo Kuuriyada Waqooyi, waxaana uu intaasi raaciyay in aysan wax shuruud ah ku xiri doonin wadahadalada Kuuriyada Waqooyi. Mr. Tillerson ayaa ka digey in wadahadalada ay suuragal noqon karaan oo kali ah haddii la helo waqti cayiman oo aysan Kuuriyada Waqooyi tijaabin[Read More…]

by December 13, 2017 0 comments Dibedda
BARCELONA, SPAIN - DECEMBER 09:   Ronaldinho of Barcelona celebrates his opening goal during the La Liga match between Barcelona and Deportivo La Coruna at the Camp Nou Stadium on December 9, 2007 in Barcelona, Spain.  (Photo by Jasper Juinen/Getty Images)

Ronaldinho oo ku biiraya siyaasadda dalkiisa iskuna soo sharraxaya xildhibaan

Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil. Wargeyskan ayaa ku warramay in Ronaldinho uu musharrax u yahay xisbiga Social Christian Party ee uu hogaamiyo Jair Bolsonaro, kaasoo ka mid ah axzaabta[Read More…]

by December 17, 2017 0 comments Sports
Maalinta arooska Amiir Harry iyo lammaanihiisa Meghan oo shaaca laga qaaday

Maalinta arooska Amiir Harry iyo lammaanihiisa Meghan oo shaaca laga qaaday

Taariikhda arooska amiirka da`da yar ee reer Britain Harry iyo lammaanihiisa Meghan ayaa si rasmi ah shaaca looga qaaday, waxaana uu dhacayaa 19-ka bisha Mai, sannadka soo socda ee 2018-ka. Maalintan ayaa noqoneysa maalin Sabti ah, waxaana arooska uu ka dhici doonaan kaniisadda weyn ee St. Georges’s Chapel ee Windsor Castle. Kaniisaddan uu arooska ka dhacayo ayaa qaada marti-sharaf gaareysa ilaa[Read More…]

by December 17, 2017 0 comments Dibedda
Safiirka Waqooyiga Kuuriya ee Qaramada Midoobay oo xalay hadallo kulul ka jeediyay Golaha Ammaanka

Safiirka Waqooyiga Kuuriya ee Qaramada Midoobay oo xalay hadallo kulul ka jeediyay Golaha Ammaanka

Xalay waxaa shir aan caadi aheyn oo looga arrinsanayay xaaladda iyo hubka dadka Waqooyiga Kuuriya uu ka dhacay xarunta Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee magaalada New York halkaas oo la isku dhaafsaday hadallo kul-kulul. Sida caadada ah dalkii arrimihiisa laga doodayo waxaa lagu casuumaa in uu kasoo qeyb galo shirka, inkastii dowladda Waqooyiga Kuuriya lagu yaqiinay in ay qaadacdo ka[Read More…]

by December 17, 2017 0 comments Dibedda
GALKACYO: Taliyaha ciidamada xoogga iyo madaxweyne Xaaf oo si wadajir ah u furay wadooyin xirnaa: SAWIRRO

GALKACYO: Taliyaha ciidamada xoogga iyo madaxweyne Xaaf oo si wadajir ah u furay wadooyin xirnaa: SAWIRRO

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed  jenaraal Cabdi Weli Jaamac Gorod iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” ayaa maanta furaan waddooyin ku xirmay dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Taliyaha iyo madaxweynaha ayaa ku lugeeyay qeyba ka mid ah magalada Gaalkacyo oo horay ugu kala xirneyd maamullada Puntland iyo Galmudug. Waddooyinka la furay ayaa ah kuwo labada dhinac ee magaalada Gaalkacyo[Read More…]

by December 17, 2017 0 comments Gudaha
KOONFUR AFRIKA: Jacob Zuma oo wareejinaya xilka hoggaamiyaha ANC

KOONFUR AFRIKA: Jacob Zuma oo wareejinaya xilka hoggaamiyaha ANC

Xisbiga haya tallada Koonfur Afrika ee ANC ayaa isku diyaarinaya doorashada hoggaamiyaha cusub ee beddeli doono madaxweyne Jacob Zuma oo haatan haya xilkaasi. Ilaa shan kun oo xubnood oo ka tirsan xisbiga ANC ayaa haatan kusii jeedaa maagalada Johannesburg si ay u doortaan hoggaamiyeyaasha cusub ee xisbigooda. Musharaxiinta ugu cadcad ee ka qeybgalaya shirka Johannesburg ayaa kala ah madaxweyne ku[Read More…]

by December 17, 2017 0 comments Dibedda

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

by June 8, 2017 0 comments Uncategorized