Dibedda

Maalinta arooska Amiir Harry iyo lammaanihiisa Meghan oo shaaca laga qaaday

Taariikhda arooska amiirka da`da yar ee reer Britain Harry iyo lammaanihiisa Meghan ayaa si rasmi ah shaaca looga qaaday, waxaana uu dhacayaa 19-ka bisha Mai, sannadka soo socda ee 2018-ka. Maalintan ayaa noqoneysa maalin Sabti ah, waxaana arooska uu ka…