Gudaha

Gabar reer Muqdisho ah oo la soo baxday xirfad ku cusub Soomaaliya: VIDEO

Khadra C/laahi Axmed oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa lasoo baxday xirfad ku cusub Soomaaliya taas oo geedka qumbaha ka sameysa saliido dhowr nooc ah iyo kareemooyin.